HANAAQAAD INSTITUTE
01 / 03
01
ARDAYDA

Learn Anywhere Succeed Anytime.

Build practical AI & Engineering skills through flexible online learning — designed for Somali students, graduates, professionals and technical learners..

Wax ku baro meel kasta. Kuna guulayso Goor walba.
H
LEARNING NOW Hanaqaad
LIVE
3D
YOUR COURSE SketchUp Beginner → Advanced
Your progress 72%
62 Lessons
3h:22m Learning
Certificate
Learn anywhere
Somali + English
02
MACALLIMIINTA

Kamid noqo Barayaasheenna.

Khibraddaada u beddel koorso practical ah oo ay ka faa'iidaystaan ardayda Soomaaliyeed iyo learners-ka Geeska Afrika.

Share your expertise. Build your impact.
H
INSTRUCTOR Teach with Hanaqaad
YOUR EXPERTISE Turn your knowledge
into practical learning.
01 Plan
02 Create
03 Publish
04 Grow
✦ Production support ✓ Regional reach
Teach thousands
Grow with Hanaqaad
03
LEARNING JOURNEY

Baro xirfad oo. Horumar gaadh.

Hanaqaad waxay kuu fududaynaysaa safarkaaga waxbarasho — laga bilaabo doorashada koorsada-ka ilaa certificate-kaaga.

Register. Learn. Achieve.
HANAAQAAD JOURNEY From first click to certificate
06
01
Register Free account
02
Choose Your course
03
Learn Lessons + notes
04
Complete Track progress
05
Assessment Prove your skills
06
Certificate Hanaqaad verified
YOUR LEARNING PATH

Waxbarasho ku habboon yoolkaaga

Haddii aad rabto inaad barato xirfad cusub, aqoontaada la wadaagto dadka kale, ama aad horumariso mustaqbalkaaga — Hanaqaad ayaa kula socda.

01
ARDAY

Waxaan rabaa inaan Xirfad Barto

Baro xirfadaha aad u baahan tahay adigoo qaadanaya koorsooyin practical ah oo kuu diyaarinaya mustaqbal xirfadeed.

  • Koorsooyin practical ah
  • Somali & English
  • Certificate markaad dhamayso
Explore Courses
02
MACALLIN

Waxaan rabaa inaan WAX BARO

Khibraddaada u beddel koorso waxbarasho oo tayo leh, kuna gaarsii aqoontaada learners badan oo Soomaaliyeed.

  • La wadaag khibraddaada
  • Gaadh learners badan
  • Ku kobci magacaaga
Become an Instructor
03
HORUMAR

Waxaan rabaa inaan HORUMARIYO

Bilow safarkaaga waxbarasho, dhis xirfadahaaga, dhammee koorsooyinkaaga, kuna gaadh yoolkaaga xirfadeed tallaabo tallaabo.

  • Register & Start
  • Learn & Practice
  • Assessment & Certificate
Start Your Journey
HANAAQAAD Wax ku baro meel kasta. Kuna guulayso meel walba.
Course discovery

Courses built for real outcomes

Filterable catalogue across technology, business, finance, Quran, languages and creative skills.

HOW HANAQAAD WORKS

Xirfaddaada halkaan ka bilow.

Hanaqaad waxay kuu fududaynaysaa inaad hesho koorso ku habboon, barato xirfad cusub, la socoto horumarkaaga, kuna gaarto yoolkaaga.

HANAQAAD
YOUR LEARNING

Build your skills.
Build your future.

Course Progress 72%
01
SketchUp Architecture
02
Graphic Design Creative Skills
Learning Active Keep going
72%
Your Progress You're doing great
01

Dooro Koorsadaada

Ka dhex raadi koorsooyinka Hanaqaad adigoo adeegsanaya category, level ama xirfadda aad rabto inaad barato.

02

Bilow Waxbarashada

Markaad doorato koorsada, si fudud uga bilow casharrada oo ku baro xawaaraha adiga kugu habboon.

03

La Soco Horumarkaaga

Horumarkaaga si joogto ah ula soco, casharradaada sii wad, kuna dhis xirfadda aad hiigsanayso.

04

Gaadh Yoolkaaga

Dhammaystir koorsada, muuji aqoonta aad baratay, kadibna u gudub fursaddaada xigta.

Start Learning
Why Hanaqaad

Built for learners in Somalia and East Africa

Career-focused

Courses map to work people actually get hired to do.

Somali instructors

Taught by professionals working in the region.

Affordable & free options

Free foundations plus low-cost professional programmes.

Somali & English

Learn in the language you are most comfortable with.

HANAAQAAD LEARNING

Two Ways to Learn

Laba waddo oo fudud oo aad ku dhisi karto aqoon iyo xirfad.

01
ON-CAMPUS

Waxbarasho
toos ah.

Waxbarasho iyo tababar toos ah oo ka dhacaya xarunta Hanaqaad.

Academic Training Workshops
WhatsApp Us
02
E-LEARNING

Wax ku baro
meel kasta.

Barasho online ah oo kuu sahlaysa inaad xirfadahaaga meel kasta ka horumariso.

Online Flexible Skills
Explore Courses

Choose your path · Start learning with Hanaqaad

WHY HANAQAAD

Maxaad Ku Dooran Lahayd Hanaqaad Institute?

Hanaqaad Institute waa madal waxbarasho oo kuu sahlaysa inaad barato xirfado cusub, horumariso aqoontaada, kuna hesho fursado waxbarasho oo ku habboon baahidaada..

06
BUILD YOUR FUTURE

Waxbarasho kuu horseedaysa horumar dhab ah.

Hanaqaad kuma siinayso casharro oo keliya. Waxaan kaa caawinaynaa inaad dhisto xirfad, kordhiso aqoontaada, kuna gaarto yoolkaaga.

Bilow Waxbarashada
01

Xirfado Suuqa Shaqada Laga raadiyo

Baro skills practical ah oo si toos ah uga caawinaya waxbarashadaada iyo shaqadaada.

02

Macallimiin Xirfadlayaal ah

Wax ka baro instructors leh aqoon iyo khibrad ku saabsan xirfadahooda.

03

Somali & English

Casharrada waxaa loo diyaariyey si fudud oo fahamkiisu kuu sahlanaado.

04

Waxbarasho Meel Kasta ah

Ku baro laptop, tablet ama mobile adigoo jooga meel kasta.

05

Shahaado Caddeyneysa Xirfaddaada

Markaad dhammaystirto koorsada, hel certificate kuu caddeynaya xirfadda aad baratay.

06

Taageero Joogto ah

Ha kaligaa baran. Hel taageero iyo hagitaan inta aad ku jirto waxbarashada.

Practical Skills
Professional Instructors
Learn Anywhere
Verified Certificate
NOQO BARASHA HANAQAAD

Ku Biir Barayaasha Hanaqaad.

Waxaad leedahay aqoon ay arday kale u baahan yihiin. Ku biir Hanaqaad oo aqoontaada u beddel fursad, xirfad iyo saamayn dhab ah.

01

La Wadaag Aqoontaada

U beddel aqoontaada casharro faa'iido u leh ardayda doonaya inay xirfad yeeshaan.

02

Gaadh Arday Badan

Aqoontaada gaarsii arday ku kala nool meelo kala duwan, adigoo adeegsanaya e-learning.

03

Dhis Saamayntaada

Aqoontaada la wadaag jiil doonaya inuu yeesho xirfad iyo mustaqbal wanaagsan.

04

Kordhi Dakhligaaga

Aqoontaada iyo khibraddaada ka samee dakhli, adigoo koorsooyinkaaga ku dhigaya Hanaqaad, isla markaana dhisanaya sumcad iyo fursado cusub..

READY TO TEACH?

Ma diyaar u tahay inaad aqoontaada la wadaagto?

Noqo Baraha Hanaqaad
Teach with us

Share your expertise with thousands of learners

Apply to teach on Hanaqaad. Our team reviews every application and supports you through course production.

  • 01Personal information
  • 02Professional background
  • 03Teaching information
  • 04Documents (CV, certificates, portfolio)
  • 05Review & submit
Student success

Real results from real students

“I studied at night after work and finished the programme in two months. Three weeks later I had my first paying client.”

FAFartun AbdiGraphic Designer, Mogadishu

“Everything worked on my phone, even with slow internet.”

MHMohamed HassanStudent, Hargeisa

“The tajweed explanations are patient and clear. My recitation changed completely.”

SOSagal OmarTeacher, Garowe

“I now run my own ads and my sales have grown steadily.”

YAYasin AliShop owner, Kismayo
Course discovery

Courses built for real outcomes

Filterable catalogue across technology, business, finance, Quran, languages and creative skills.

Questions

Everything you might ask

Still unsure? Our team replies on WhatsApp within a few hours.

Hanaqaad Institute waa madal waxbarasho oo Soomaaliyeed oo bixisa koorsooyin online ah oo ku saabsan tignoolajiyada, ganacsiga, maaliyadda, luqadaha iyo xirfadaha hal-abuurka. Koorsooyinka waxaa dhigaya macallimiin khibrad leh, waxaana lagu baran karaa qalab kasta iyo meel kasta oo aad joogto.

 

Hanaqaad waxaa loogu talagalay ardayda, macallimiinta, xirfadlayaasha, ganacsatada iyo qof kasta oo doonaya inuu wax barto, wax baro ama aqoontiisa la wadaago.

Yes. Hanaqaad is designed mobile-first. Lessons, progress tracking and certificates all work on a phone, optimised for limited bandwidth.

Haddii aad leedahay aqoon ama khibrad aad rabto inaad la wadaagto dadka kale, waxaad codsan kartaa inaad noqoto macallin Hanaqaad. Marka hore akhri Instructor Agreement-ka, kadibna waxaad codsan kartaa inaad noqoto macallin ama bare ka tirsan Hanaqaad.

Haa. Hanaqaad waxay bixisaa shahaado marka la dhammaystiro koorso, webinar, workshop ama tababar. Shahaado kasta waxay leedahay Certificate ID iyo QR code, waxaana si rasmi ah looga xaqiijin karaa bogga. certificate-verification

Waxaan kuu dammaanad qaadaynaa waxbarasho nidaamsan, macallimiin khibrad leh, iyo shahaado la xaqiijin karo marka aad si guul leh u dhammaystirto waxbarashadaada.

Waxaad nagala soo xiriiri kartaa email-ka info@hanaqaad.com ama WhatsApp-ka +252618262450. Xafiiskayaguna wuxuu ku yaal Al-Barako, Degmada Hodan, Muqdisho, Soomaaliya.

Start today

Your next skill starts with one lesson

Join thousands of Somali learners building careers with Hanaqaad Institute. for $30.00, while the Barashada Far-qurxinta course has been reduced from $10.00 to an attractive $5.00. We invite you to take advantage of these limited-time offers. Enroll now to enhance your skills and knowledge in architecture, design, and student preparation.