Nala Soo Xiriir.
Ma qabtaa su’aal ku saabsan koorso, isdiiwaangelin, shahaado, instructor ama adeegyada Hanaqaad? Kooxdayadu waxay diyaar u tahay inay ku caawiso.
Halkaan ayaad naga heli kartaa.
Dooro habka kula fudud ee aad kula xiriiri karto Hanaqaad Institute.
Instructor Support
Macallimiinta iyo professionals-ka doonaya inay Hanaqaad wax ka dhigaan.
instructor@hanaqaad.comSend us a message
Buuxi foomka hoose, waxaan kula soo xiriiri doonaa sida ugu dhakhsaha badan.
Maxaad u baahan tahay?
Waxaan kaa caawin karnaa arrimaha waxbarashada, koorsooyinka, instructors iyo adeegyada Hanaqaad.
Course Information
Wax ka weydii koorsooyinka, levels-ka, casharrada, qiimaha iyo waxa aad baran doonto.
Student Support
Haddii aad dhibaato kala kulanto account, enrollment, lessons ama certificate, nala soo xiriir.
Become an Instructor
Haddii aad rabto inaad noqoto instructor Hanaqaad, nala soo xiriir ama codso.
Su’aalaha inta badan la isweydiiyo.
Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?
Haddii aad rabto inaad barato xirfad cusub, aad u baahan tahay caawimaad ama aad rabto inaad Hanaqaad instructor ka noqoto — waan kuu joognaa.