Wax ku baro meel kasta. Kuna guulayso meel walba.
HANAQAAD waa xarun waxbarasho iyo Learning Platform loogu talagalay in dadka lagu caawiyo helitaanka aqoon, xirfad iyo fursado horumarineed.
HANAQAAD waa Learning Community.
HANAQAAD waxay isku xirtaa waxbarasho, xirfad iyo horumar.
Waxaan diiradda saarnaa koorsooyin iyo tababbarro qofka ka caawinaya inuu helo aqoon uu si dhab ah u isticmaali karo.
HANAQAAD Categories
Waxbarasho iyo xirfado loogu talagalay heerar iyo baahiyo kala duwan.
Student Preparation
- Primary Preparation
- Secondary Preparation
- Academic Support
Languages & Literacy
- English
- Arabic
- Adult Literacy
Engineering & Technical
- Civil Engineering
- Technical Skills
Architecture & Design
- Architecture
- Interior Design
- SketchUp & 3D Design
Technology & Digital Skills
- Computer Skills
- Software Training
- Digital Skills
Business & Finance
- Business
- Entrepreneurship
- Finance
Financial Trading
- Forex
- Crypto
- Stocks
- Commodities
Professional Development
- Short Courses
- Professional Training
- Workshops
Two Ways to Learn
Laba waddo oo fudud oo aad ku dhisi karto aqoon iyo xirfad.
Waxbarasho toos ah.
Waxbarasho aad si toos ah ula qaadanayso macallimiinta iyo ardayda kale.
Wax ku baro meel kasta.
Waxbarasho online ah oo kuu oggolaanaysa inaad barato koorsada aad rabto adigoo jooga meesha kuu habboon.
From First Click to Certificate.
REGISTER
Samee account-kaaga HANAQAAD.
CHOOSE A COURSE
Dooro koorsada ku habboon yoolkaaga.
START LEARNING
Bilow casharrada oo baro xirfaddaada.
COMPLETE LESSONS
Dhammaystir casharrada oo la soco horumarkaaga.
TAKE ASSESSMENT
Qiimee aqoonta iyo xirfadda aad baratay.
RECEIVE CERTIFICATE
Hel Certificate-kaaga HANAQAAD.
Learn. Practice. Grow.
Waxaan aaminsanahay in waxbarashadu aysan ku ekaan aqoon la barto oo keliya.
Waxaan rabnaa in ardaygu barto, practice sameeyo, kadibna xirfadda uu bartay si dhab ah u isticmaalo.
Who We Serve
HANAQAAD waxaa loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto ama horumariyo xirfad.
Students
Ku dar Practical Skills aqoonta aad waxbarashadaada ka baranayso.
Graduates
U diyaargarow Job Market-ka adigoo kordhinaya Professional Skills-kaaga.
Professionals
Baro new tools, software iyo skills kaa caawinaya Career Development.
Entrepreneurs
Hel skills kaa caawinaya kobcinta Business-kaaga.
Freelancers
Baro xirfado aad u beddeli karto adeeg iyo fursad.
Lifelong Learners
Mar walba wax cusub baro oo sii wad Learning Journey-gaaga.
Learn from Professionals.
HANAQAAD waxay soo dhaweynaysaa macallimiin iyo xirfadlayaal diyaar u ah inay aqoontooda la wadaagaan ardayda.
Aqoontaada la wadaag.
Haddii aad leedahay xirfad ama aqoon aad rabto inaad dadka kale barato, waxaad ku biiri kartaa HANAQAAD oo aad noqotaa Baraha HANAQAAD.
What We Believe In
QUALITY
Waxbarasho tayo leh.
PRACTICALITY
Xirfad la isticmaali karo.
ACCESSIBILITY
Waxbarasho ay dad badan heli karaan.
COMMUNITY
Bulsho wax wada barata.
TRUST
Xiriir ku dhisan kalsooni.
GROWTH
Horumar joogto ah.
Waxaan rabnaa jiil xirfad leh.
Himiladeennu waa inaan HANAQAAD ka dhigno meel lagu barto aqoon iyo xirfado qofka ka caawinaya inuu dhisto mustaqbal wanaagsan.
Practical Learning for Everyone.
Hadafka HANAQAAD waa inaan fududeyno helitaanka waxbarasho iyo xirfado wax ku ool ah iyadoo la adeegsanayo E-Learning iyo On-Campus Learning.
Students + Instructors + Knowledge
HANAQAAD waxay dhisaysaa Community ay Students wax ku bartaan, Instructors aqoontooda ku wadaagaan, Professionals-na experience-kooda ku dhiirrigeliyaan.
Building the Future of Learning.
HANAQAAD waxay sii horumarinaysaa Courses, Instructors, Learning Resources iyo Digital Learning Experience.
Bilow maanta. Mustaqbalkaaga dhis.
Doorso Skill-ka aad rabto. Dooro Course-ka kugu habboon. Bilow Learning Journey-gaaga.