HANAQAAD INSTITUTE

Ka mid noqo Barayaasha Hanaqaad

Ku bar Hanaqaad oo gaarsii aqoontaada kumannaan arday

La wadaag khibraddaada, dhis koorsooyin tayo leh, oo ka qayb qaado horumarinta jiilka cusub ee xirfadlayaasha.

10+ Sano oo Khibrad ah
24/7 Taageero
100% Online Learning
Instructor Journey
01 Codsi
02 Dib-u-eegis
03 Ansixin
04 Dashboard
Dhis xirfaddaada La wadaag aqoontaada ardayda.

Aqoontaada u beddel saameyn

Hanaqaad waxay ku siinaysaa fursad aad aqoontaada ku gaarsiiso arday doonaya xirfado dhab ah.

01

Gaarsii Kumannaan Arday

Aqoontaada la wadaag arday ka kala imanaya meelo badan.

02

Dhis Saameyn

Ka qayb qaado horumarinta xirfadaha iyo mustaqbalka ardayda.

03

Xooji Sumcaddaada

Ku dhis magacaaga xirfadeed adigoo noqda macallin online ah.

04

Abuur Koorsooyin

U beddel khibraddaada koorsooyin si fudud loo fahmi karo.

Khibrad kasta waxay leedahay meel

Waxaad abuuri kartaa koorso ku saabsan xirfad kasta oo aad si wanaagsan u taqaan.

Engineering
Technology
Graphics & Design
Multimedia
Business
Professional Skills
Languages
And More

Haddii aad aqoon leedahay, waad wax bari kartaa

Waxaan soo dhaweynaynaa xirfadlayaal, macallimiin iyo khubaro doonaya inay aqoontooda la wadaagaan dadka kale.

Khibrad dhab ah u leh maadada aad barayso

Awood u leh inuu sameeyo content tayo leh

Doonaya inuu wax baro oo wax taro

Diyaar u ah inuu raaco nidaamka Hanaqaad

Adigu xoogga saar aqoontaada

Waxaan kaa caawinaynaa dhinacyada muhiimka ah ee safarkaaga instructor.

Platform Support

Taageero ku saabsan isticmaalka platform-ka iyo dashboard-ka.

Professional Presence

Fursad aad ku muujiso aqoontaada iyo khibraddaada.

Instructor Support

Haddii aad su'aal qabto, waxaad heli kartaa taageerada instructor-ka.

Laga bilaabo codsiga ilaa Instructor Dashboard

Raac tallaabooyinka si aad uga mid noqoto barayaasha Hanaqaad.

01

Akhri Instructor Agreement

Faham nidaamka guud ka hor intaadan codsan.

02

Buuxi Registration

Gudbi xogta lagaa baahan yahay.

03

Aqbal Agreement

Xaqiiji inaad aqbashay nidaamka instructor-ka.

04

Gudbi Dukumentiyada

Gudbi dokumentiyada lagaa rabo.

05

Gudbi Codsiga

Dhammee oo dir codsigaaga.

06

Sug Xaqiijinta

La soco email-ka xaqiijinta.

07

Review & Approval

Codsigaaga waxaa dib u eegaya kooxda.

08

Instructor Dashboard

Marka la ansixiyo, waxaad geli kartaa dashboard-kaaga.

Tayo iyo masuuliyad

Instructor-ku wuxuu door muhiim ah ku leeyahay tayada waxbarashada iyo khibradda ardayga.

Samee casharro nidaamsan oo tayo leh.

Bixi content sax ah oo ardaygu ku shaqayn karo.

Ilaali xirfadnimada iyo anshaxa waxbarashada.

Akhri Hagaha Instructor-ka

Hagaha wuxuu kuu sharxayaa tallaabooyinka aad raacayso laga bilaabo Instructor Agreement ilaa aad ka hesho Instructor Dashboard.

Fur Instructor Guide
Su'aalo ma qabtaa? instructor@hanaqaad.com

Akhri oo faham heshiiska Instructor-ka

Ka hor intaadan dhamaystirin codsiga, fadlan akhri Instructor Agreement-ka.

Akhri Instructor Agreement

Su'aalaha inta badan la isweydiiyo

Qof kasta oo leh aqoon, xirfad ama khibrad uu si wanaagsan dadka kale ugu gudbin karo ayaa codsan kara.

Haa. Hanaqaad waa platform waxbarasho online ah oo kuu oggolaanaya inaad aqoontaada ku gaarsiiso ardayda.

Bilow adigoo akhrinaya Instructor Guide-ka kadibna buuxi Instructor Registration.

Waxaad email noogu soo diri kartaa: instructor@hanaqaad.com

Aqoontaada maanta la wadaag

Ka mid noqo Barayaasha Hanaqaad oo aqoontaada gaarsii kumannaan arday.

Ka bilow Codsigaaga