HANAAQAAD INSTITUTE

Nala Soo Xiriir.

Ma qabtaa su’aal ku saabsan koorso, isdiiwaangelin, shahaado, instructor ama adeegyada Hanaqaad? Kooxdayadu waxay diyaar u tahay inay ku caawiso.

⌖

Hanaqaad Institute

AL-Barako, Hodan District,
Mogadishu, Somalia

Open in Google Maps ↗
CONTACT INFORMATION

Halkaan ayaad naga heli kartaa.

Dooro habka kula fudud ee aad kula xiriiri karto Hanaqaad Institute.

✉

General Email

Su’aalaha guud iyo adeegyada Hanaqaad.

info@hanaqaad.com
☎

Phone / WhatsApp

Nala soo xiriir WhatsApp si aad u hesho jawaab degdeg ah.

+252 61 826 2450
★

Instructor Support

Macallimiinta iyo professionals-ka doonaya inay Hanaqaad wax ka dhigaan.

instructor@hanaqaad.com
⌖

Office

AL-Barako, Hodan District, Mogadishu, Somalia.

Get Directions ↗

Send us a message

Buuxi foomka hoose, waxaan kula soo xiriiri doonaa sida ugu dhakhsaha badan.

Fariinta waxaa loo dirayaa info@hanaqaad.com.
Hanaqaad Institute AL-Barako, Hodan District, Mogadishu, Somalia
HOW CAN WE HELP?

Maxaad u baahan tahay?

Waxaan kaa caawin karnaa arrimaha waxbarashada, koorsooyinka, instructors iyo adeegyada Hanaqaad.

01

Course Information

Wax ka weydii koorsooyinka, levels-ka, casharrada, qiimaha iyo waxa aad baran doonto.

02

Student Support

Haddii aad dhibaato kala kulanto account, enrollment, lessons ama certificate, nala soo xiriir.

03

Become an Instructor

Haddii aad rabto inaad noqoto instructor Hanaqaad, nala soo xiriir ama codso.

FAQ

Su’aalaha inta badan la isweydiiyo.

Hanaqaad Institute waa madal waxbarasho oo bixisa koorsooyin iyo tababaro practical ah oo ardayda ka caawiya inay dhistaan aqoon iyo xirfad shaqo.
Waxaad nagala xiriiri kartaa WhatsApp +252 61 826 2450 ama email-ka info@hanaqaad.com.
Xafiiska Hanaqaad Institute wuxuu ku yaalaa AL-Barako, Hodan District, Mogadishu, Somalia.
Haa. Macallimiin iyo professionals leh aqoon iyo khibrad ayaa codsan kara inay Hanaqaad wax ka dhigaan.
Koorsooyinka structured-ka ah waxay leeyihiin certificate of completion marka ardaygu dhammeeyo shuruudaha koorsada.

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?

Haddii aad rabto inaad barato xirfad cusub, aad u baahan tahay caawimaad ama aad rabto inaad Hanaqaad instructor ka noqoto — waan kuu joognaa.

☎