Hanaqaad institute

0 (0 Ratings)

Barashada Far-qurxinta

$5.00 $10.00
Categories Farqurxin

What I will learn?

  • Markaad dhamayso course-kan, waxaad awood u yeelan doontaa inaad:
  • Si sax ah u qorto xarfaha.
  • Horumariso quruxda iyo nadiifnimada qoraalka.
  • Si sax ah u qabsato qalinka.
  • Sameyso xarfo isku cabbir iyo qaab wanaagsan leh.
  • Si fiican isugu xirto xarfaha iyo erayada.
  • Hagaajiso kala fogaanshaha xarfaha iyo erayada.
  • Qorto jumlado si nadiif ah oo qurux badan.
  • Ku celceliso farsamooyinka far-qurxinta.
  • Horumariso handwriting-kaaga adigoo si joogto ah u tababaranaya.

Course Curriculum

Cutubka 1aad

  • Cashirka 1aad
    03:47
  • Cashirka 2aad
    02:33
  • Cashirka 3aad
    03:31
  • Cashirka 4aad
  • Cashirka 5aad
    02:03

Cutubka 2aad

Cutubka 3aad

Cutubka 4aad

Cutubka 5aad

Earn a Verified Course Certificate

After successfully completing the course, you will receive a verified certificate from Hanaqaad Institute reco

selected template

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$5.00 $10.00

Material Includes

  • Course-kan waxaa ku jira:
  • Casharro muuqaal ah.
  • Handwriting Practice Sheets.
  • Tusaalooyin qoraal.
  • Layliyo iyo Exercises.
  • Worksheets lagu tababarto.
  • Qoraallo iyo xarfo lagu celceliyo.
  • Materials kaa caawinaya horumarinta handwriting-ka.

Requirements

  • Looma baahna khibrad hore.
  • Buug ama Practice Sheets.
  • Qalin ku habboon qoraalka.
  • Meel ku habboon oo wax lagu qoro.
  • Dulqaad iyo rabitaan waxbarasho.

Target Audience

  • Course-kan waxaa loogu talagalay:
  • Carruurta doonaysa inay bartaan far-qurxin.
  • Ardayda doonaysa inay hagaajiyaan qoraalkooda.
  • Qof kasta oo doonaya inuu yeesho far qurux badan.
  • Dadka doonaya inay hagaajiyaan handwriting-kooda.
  • Bilowgayaasha aan horey u baran far-qurxinta.
  • Waalidiinta iyo macallimiinta doonaya inay carruurta ka caawiyaan horumarinta qoraalka.
$5.00 $10.00

Want to receive push notifications for all major on-site activities?